WARARKA BARAAWEPOST arbaco 23 January 2008
Ku: Dhamaan waalidiinta reer Baraawe ee ku nool Dalka iyo Dibadda Ganacasatada Reer Baraawe meel kasta ay joogaan Dhalinyarada iyo Ardayda meel kasta ay joogaan Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu Salaan kadib, Xafiiska Kuunyabarrow Agent Malaysia; wuxuu idinku wargelinayaa in uu idin haayo warbixino ku saabsan waddamda laysku dhaho Koonfur Bari Asia oo kala ah Malaysia, Singapore, Indonesia, iyo Thailand. Warbixinadaas oo kala ah: Dhinaca waxbarashada heer school ilaa heer jaamacadeed, Dhinaca ganacsiga oo dhinac walba leh. Dhinaca dalxiiska oo aan isna meesha ka maqnayn. Haddaba xafiiska Kuunyabarrow Agent waxaa uu idinka siinayaa warbixino iyo talooyin iyo weliba caawinaad inuu idin fududeeyo howlaha aad uga baahantihiin wadamadaan. Mahadsanidiin Xafiiska waxaa diyaar idinku ah oo gacmo furan idinku soo dhaweynaya. Malaysia: Cabbaas Sheekh Maxamed Tel: +60-172199307 Or Tel: +60-194557661 Email: cabaaszag@yahoo.com Email: kuunyabarrow@yahoo.com Somalia: C/laahi Macalin Tel: +2525485639 Email: kuunyabarrow@yahoo.com |