Alla Ha u naxariisto marxuumad Iisha Qaasim Sheekh Cali  

Adduunyadu waa Safar, noole kasta maalin ayuu Adduunka ka tegi doona. Ma dhinte waa Ilaah, geeridana waa xaq.

Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiinta, Waxgaradka, Culimaaudiinka iyo Indheergaratada ka soo jeeda Bulshada Reer Baraawe, waxay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan Dr Maxamed Qaasim Sheekh Cali iyo qoyskiisa  geeridii naxdinta lahayd ee ku Timid walaashiis Iisha Qaasim Sheekh Cali waxaa weliba tacsi taas la mid ah loo dirayaa qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbigii Reer Baraawe, meel kasta ha joogaanne geeridaas ku timid Marxuumad Iisha Qaasim Sheekh Cali  

Waxay Ilaah uga baryaayaan marxuumadda in uu Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, qabrigeedana neecow udgoon Allaha ku siiyo, dadkii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan Alla ha ka siiyo.  Geerida Marxuumadda waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ehelada, qaraabada iyo asxaabta ee ku kala nool dacalada Adduunka.

 Innaa Lillaahi wa Innaa Ileeyhi raajicuun.

Tazawad mina Dunyaa Fa Innaka  Raaxilun  Waclam bi Annal Moowta Laa Shaka NaazilunLoow Kaanati Dunyaa ta duumu Li Ahlihaa Lakaana Rasuulullaahi Xayaan WaBaaqiyaa Wa Laa Xoowlah Walaa Quwata illaa Billaahi  Moowlaanaa Wa Laa Xoowla Walaa Quwata illaa  Billaahi  Moowlaanaa Maqaamu Nafsi Macluumun Junuudul Moow ti Aaatiyaa

pa14_1.gif

Alla Ha u naxariisto marxuum Yuusuf Maxamed Sh Xasan Tunni   

Adduunyadu waa Safar, noole kasta maalin ayuu Adduunka ka tegi doona. Ma dhinte waa Ilaah, geeridana waa xaq.

Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiinta, Waxgaradka, Culimaaudiinka iyo Indheergaratada ka soo jeeda Bulshada Reer Baraawe, waxay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan Ambassador Maxamed sheekh Xasan Tunni iyo qoyskiisa  geeridii naxdinta lahayd ee ku Timid wiilkooda YuusuF Maxamed Sheekh Xasan  waxaa weliba tacsi taas la mid ah loo dirayaa qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbigii Reer Baraawe, meel kasta ha joogaanne geeridaas ku timid Marxuum Yuusuf Maxamed Sh Xasan Tunni.

Waxay Ilaah uga baryaayaan marxuumka in uu Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, qabrigiisana neecow udgoon Allaha ku siiyo, dadkii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan Alla ha ka siiyo.  Geerida Marxuumka waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ehelada, qaraabada iyo asxaabta ee ku kala nool dacalada Adduunka.

 Innaa Lillaahi wa Innaa Ileeyhi raajicuun.

Tazawad mina Dunyaa Fa Innaka  Raaxilun  Waclam bi Annal Moowta Laa Shaka NaazilunLoow Kaanati Dunyaa ta duumu Li Ahlihaa Lakaana Rasuulullaahi Xayaan WaBaaqiyaa Wa Laa Xoowlah Walaa Quwata illaa Billaahi  Moowlaanaa Wa Laa Xoowla Walaa Quwata illaa  Billaahi  Moowlaanaa Maqaamu Nafsi Macluumun Junuudul Moow ti Aaatiyaa

pa14_1.gif

Alla Ha u naxariisto marxuumad Fatim Sheekh Nuur

Adduunyadu waa Safar, noole kasta maalin ayuu Adduunka ka tegi doona. Ma dhintee waa Ilaah, geeridana waa xaq.

Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiinta, Waxgaradka, Culimaaudiinka iyo Indheergaratada ka soo jeeda Bulshada Reer Baraawe, waxay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan C/aziiz Mohamed Saaleh Muzamilu iyo Walaalahiisa oo degan Dalka Mareykanka iyo Ingiriiska iyo Kenya geeridii naxdinta lahayd ee ku Timid hooyadood Fatima Sheekh Nuur  waxaa weliba tacsi taas la mid ah loo dirayaa qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbigii Reer Baraawe, meel kasta ha joogaanne geeridaas ku timid Marxuumad Fatima Sheekh Nuur .

Waxay Ilaah uga baryaayaan marxuumka in uu Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, qabrigeedana neecow udgoon Allaha ku siiyo, dadkii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan Alla ha ka siiyo.  Geerida Marxuumad Fatima Sheekh Nuur, waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ehelada, qaraabada iyo asxaabta ee ku kala nool dacalada Adduunka.

 Innaa Lillaahi wa Innaa Ileeyhi raajicuun.

Tazawad mina Dunyaa Fa Innaka  Raaxilun  Waclam bi Annal Moowta Laa Shaka NaazilunLoow Kaanati Dunyaa ta duumu Li Ahlihaa Lakaana Rasuulullaahi Xayaan WaBaaqiyaa Wa Laa Xoowlah Walaa Quwata illaa Billaahi  Moowlaanaa Wa Laa Xoowla Walaa Quwata illaa  Billaahi  Moowlaanaa Maqaamu Nafsi Macluumun Junuudul Moow ti Aaatiyaa

pa14_1.gif

ALLAH HA U NAXRIISTO MARXUUM  Shaaniyaalow Cali Cusmaan

Adduunyadu waa Safar, noole kasta maalin ayuu Adduunka ka tegi doona. Ma dhintee waa Ilaah, geeridana waa xaq. waxaa magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose ku geeriyooday Allah ha u naxriisto Marxuum Shaaniyaaloow Cali Cusmaan, kaasoo lagu aasay isla Magaaladaas.

Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiinta, Waxgaradka, Culimaaudiinka iyo Indheergaratada ka soo jeeda Bulshada Reer Baraawe, waxay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbigii Reer Baraawe, meel kasta ha joogaanne geeridaas ku timid Marxuum Shaaniyaalow Cali .

Waxay Ilaah uga baryaayaan marxuumka in uu Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, qabrigiisana neecow udgoon Allaha ku siiyo, dadkii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan Alla ha ka siiyo.  Geerida Marxuum Shaaniyaaloow Cali Cusmaan, waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ehelada, qaraabada iyo asxaabta ee ku kala nool dacalada Adduunka.

 Innaa Lillaahi wa Innaa Ileeyhi raajicuun.

Tazawad mina Dunyaa Fa Innaka  Raaxilun  Waclam bi Annal Moowta Laa Shaka NaazilunLoow Kaanati Dunyaa ta duumu Li Ahlihaa Lakaana Rasuulullaahi Xayaan WaBaaqiyaa Wa Laa Xoowlah Walaa Quwata illaa Billaahi  Moowlaanaa Wa Laa Xoowla Walaa Quwata illaa  Billaahi  Moowlaanaa Maqaamu Nafsi Macluumun Junuudul Moow ti Aaatiyaa

pa14_1.gif

Allah ha u naxariisto marxuum Xasan Cabdi Qeyre

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Qaraabada, Ehelkii iyo Asxaabtiisaba  in uu ku geeriyoodey Marxuum Xasan Cabdi Qeyre inuu maalintii Isniinta ahayd ee ay bishani ahayd 7/3/2011 magaalada Nairobi ee dalka Kenya isagoo Marxuumka ka tagay Dalka Mareykanka Safarna uu ku joogay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya , Marxuumka waxaan alle uga baryaynaa inuu jannadii fardwosa ahayd ka waraabiyo,  Sidoo kale waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh aan ugu dareynaa Walaashiisa Abshira Cabdi iyo caruurteeda iyo weliba caruurtiisa,Ehelkiisa kale, iyo Asxaabtii uu ka tegay waxaana eebee uga baryaynaa inuu samir iyo Iimaan uu ka siiyo. Aamiin- Aamiin- Aamiin.

 

 INAALILLAAHI WAINAA ILEYHI RAAJICUUN

 

pa14_1.gif

ALLAH HA U NAXARIISTO MARXUM SHEEKH ABBII SHEEKH  MAXAMED AMIIR

1.  Sudaan  Xeydar Suufi Munye

2.  Ugaas   Cabdulqaadir Amiin (Loolow)

3.  Nabadoon  Maxamuud Cusmaan Cabdiraxmaan

4.   Samadoon  Kaalle  Xaaji  Rufaaci

5.  Samadoon Sheekh Maxamuud Abu Moxamed

6.  Samadoon Ibraahim Jeylaani Maxamed

7.  Nabadoon  Awees Abu Haadi

8.  Dr.        Shariif Sheekhuna Maye.

9. Nabadoon Awees Suufi Baana

10. Dhamaan reer Sheekhuna Maye

Iyo waxgaradka iyo mujtamaca reer Baraawe waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey marxuum Sheekh Abbii Sheekh Maxamed Amiir oo shalay galab oo taariikhdu ahayd 8 february 2011 ku geeriyoodey magaalda Muqdisho. Waxaana marxuumka isla saaka lagu aasay qabuuraha Sheekh Suufi ee magalaada Muqdisho.

Waxaana Ilaahay ka baryaynaa in uu Marxuumka Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo , eheladii iyo  qaraabadii uu ka geeriyoodayna uu samir  iyo imaan ka siiyo.

Tazawad mina Dunyaa Fa-Innaka Raaxilun, Waclam Bi-Annal Mowta Laa Shaka Naazilun. Loo Kaanati Dunyaa Ta Duumu Li Ahlihaa Lakaana Rasuulullaahi Xayan wa Baaqiyaa

pa14_1.gif

ALLAH HA U NAXRIISTO MARXUUM  JEYLAANI XAJI CALI MAADOW

Adduunyadu waa Safar, noole kasta maalin ayuu Adduunka ka tegi doona. Ma dhintee waa Ilaah, geeridana waa xaq. Shalay oo taariikhdu ahayd 2011-01-04 waxaa  Magaalada Mombasa, Dalka Kenya, ku geeriyooday Allah ha u naxriisto Marxuum JEYLAANI XAJI CALI MAADOW, isla shalayna lagu aasay isla Magaaladaas.

Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiinta, Waxgaradka, Culimaa�udiinka iyo Indheergaratada e eka soo jeeda Bulshada Reer Baraawe, waxay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh u diraayaan qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbigii Reer Baraawe, meel kasta ha joogaanne ee Marxuum Jeylaani Xaaji Cali Nabadoon u ahaa.

Waxay Ilaah uga baryaayaan marxuumka in uu Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, qabrigiisana neecow udgoon Allaha ku siiyo, dadkii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo.  Geerida Marxuum Jeylaani Xaaji Cali, waxaa la ogeysiinaayaa dhammaan ehelada, qaraabada iyo asxaabta ee ku kala nool dacalada Adduunka.

Sidoo kale, G/le Sare  Dr. Shariif Sheekhuna, G/le Sare Moxamed Qaasim Munye iyo Hawlwadeenada Websiteka Baraawepost, waxay si gaar ah ugu tacsiyeynaaya Dr. Cali Jeylaani Xaaji,  geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Aabbihiisa Marxuum Jeylaani Xaaji Cali.

 Innaa Lillaahi wa Innaa Ileeyhi raajicuun.

 pa14_1.gif

Allah ha u naxariisto marxuum G/Sare Eng Cali Yuusuf Maxamed

 

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtii  Marxuum G/Sare Eng. Cali Yuusuf Maxamed inuu maalintii Isniinta ahayd ee ay bishani ahayd 12/13/2010 habeenimadii 10.00 fiidnimo uu ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya isagoo Marxuumka ka tagay Dalka Canada Safarna uu ku joogay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya , Marxuumka waxaan alle uga baryaynaa inuu jannadii farwosa ahayd ka waraabiyo, Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka tegayna uu samir iyo Iimaan uu ka siiyo. Aamiin- Aamiin- Aamiin.

 

 INAALILLAAHI WAINAA ILEYHI RAAJICUUN

         pa14_1.gif