WARARKA BARAAWEPOST Jimce 15 january 2010 

 

 

Qorrax madoobaad maanta ka dhacay qaar ka mid ah dalalka Bariga Afrika

 

 

Abarihii 8.30 ila iyo 10kii subaxnimo waqtiga geeska Afrikada Bari ee maanta waxaa dhacay qorrax madoobaad, qorrax madoobaadkaasi ayaa waxaa mar keliya laga dareemayaa gobolada soomaaliya, waxaana markiiba isku soo baxay culumaaudiin dadkana la amray in masaajidaha ay isugu yimaadaan si loo tukado sallaadda loo yaqaaN [SALLAADUL KUSUUF ] OO AH SUNADA [NCSW], waxaana mar qura la buux dhaafiyay masaajidada oo ay dukadeen salaaddaasi sunaha ah iyadoow culimada ay halkaasi qaarkood ay ka jeediyeen  wacdiyo .
Waxaa markii danbe caadi ku soo noqday qoraxdii in ku dhow mudo laba saac ay ahayd madoow.

 

 

Shabakadda warbaahinta ee Baraawepost  Muqdisho Somalia webmaster@baraawepost.com