WARARKA BARAAWEPOST talaado 26 July 2011 Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Gothenburg ee dalka Sweden oo deeq gaarsiiyay qaar ka mid ah dadka ay abaaruhu saameeyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqana magaalada Githenburg ee dalka sweden ayaa deeq lacageed oo dadka ku dhaqan magaaladaas iska soo ururriyeen kaalmo gaarsiiyay dadka barakacayaasha ee ka soo barakacay abaarta baan ee saameysay qeybo ka mid ah gobolada koonfureed ee Somalia kuwaasoo intooda badan ay u soo barakaceen magaalada muqdisho halka qaar kalena ay daasan yhiin inta u dhexeysa muqdisho illaa iyo degaanka no 50 . Kaalmadan ayaa waxay jaaliyaddu u wakiiltay inay dadka gaarsiiyaan qaar ka mid ah shaqsiyaadka ka howlgala dgoobaha ay ku nool yihiin dadka barakacayaasha ah. Shabakadda warbaahinta ee Baraawepost Muqdisho Somalia webmaster@baraawepost.com |